Dhageyso:Idaacadd Al-Andalus oo Baahisay Fariinta 2 Ka Mid Ah Raggii Fuliyay Weerarkii Godka Jilacoow.

Thursday September 04, 2014 - 17:46:40 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.5/5 Stars) Total Votes: 15
  • 31 24
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Idaacadd Al-Andalus oo Baahisay Fariinta 2 Ka Mid Ah Raggii Fuliyay Weerarkii Godka Jilacoow.

    Idaacadda Islaamiga Andalus Waxay baahisay Fariimaha iyo dardaaranka laba ka mid ah Walaalihii fuliyey weerarkii saddex Maalin ka hor Mujaahidiinta ay ku qaadeen Godka Jilacoow.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Islaamiga Andalus Waxay baahisay Fariimaha iyo dardaaranka laba ka mid ah Walaalihii fuliyey weerarkii saddex Maalin ka hor Mujaahidiinta ay ku qaadeen Godka Jilacoow.

Godka Jilacoow waa Xabsiga ugu weyn ee jawaasiista Ashahaada la dirirka ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho, Waxaana lagu tacdiibiyaa dadka Muslimiinta ah ee cadowga uu ka soo raafo Magaalada Muqdisho.

Weerarkaas oo ahaa mid Inqimaasi ah waxay Mujaahidiintu ku dileen in ka badan 30 ruux oo isugu jirta Saraakiil iyo askar ka tirsanaa Ashahaada la dirirka.


Halkan ka degso warbixinta Download MP3

Xigasho:Radio Andalus


Related Items