Sawirro: Magaalada Jilib Oo Laga Furay Xarun Lagu Barto Farsamooyinka Muhiimka ah.

Monday March 05, 2018 - 10:29:24 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Sawirro: Magaalada Jilib Oo Laga Furay Xarun Lagu Barto Farsamooyinka Muhiimka ah.

    Wilaayada islaamiga Jubbooyinka ayaa xarigga ka jartay mu'asasad lagu magacaabo Al-xikma oo lagu baran doono farsamooyin muhiim ah, sida cunto karinta,tolista dharka iyo caafimaadka, Sidoo kale shaqooyinka mu'asasadda waxaa ka mid ahtarbiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayada islaamiga Jubbooyinka ayaa xarigga ka jartay mu'asasad lagu magacaabo Al-xikma oo lagu baran doono farsamooyin muhiim ah, sida cunto karinta,tolista dharka iyo caafimaadka, Sidoo kale shaqooyinka mu'asasadda waxaa ka mid ahtarbiyaynta ilmaha yaryarka ah.


Xafladdii furitaanka waxa ka hadlay salaadiinta iyo wax garadka Jilib iyo waaliga wilaayada Jubbooyinka Sh Maxamed Abu Cabdallah iyo marti sharaf kale.


















Related Items