Dhageyso: Andalus Oo Baahisay Wareysi lala Yeeshay Dagaalyahankii Fuliyay Weerarkii lagu qaaday Saldhigga Ciidanka Imaaraatka Ee Afgooye.

Monday March 05, 2018 - 12:34:38 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Andalus Oo Baahisay Wareysi lala Yeeshay Dagaalyahankii Fuliyay Weerarkii lagu qaaday Saldhigga Ciidanka Imaaraatka Ee Afgooye.

    Barqanimadii hore ee maalintii Jimcaha oo taariikhdu ku beegneyd 15-ka Jamaadu-Thani 1439 Hijri, ayuu mid kamida dagaalyahannada guutada Istish-haadiyiinta Al Shabaab oo hogaaminayey gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ku beegsaday saldhig melleter

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barqanimadii hore ee maalintii Jimcaha oo taariikhdu ku beegneyd 15-ka Jamaadu-Thani 1439 Hijri, ayuu mid kamida dagaalyahannada guutada Istish-haadiyiinta Al Shabaab oo hogaaminayey gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ku beegsaday saldhig melleteri oo dowladda Imaaraatka carabta ay ka dhistay duleedka Muqdisho.


Weerarkan oo dhacay waxyar ka hor inta aanan la gaarin salaadda jimcaha ayaa lagu beegsaday maleeshiyaatka murtadiinta ee uu soo tababaray Imaaraatka Carabta xilli ay isku diyaarinayeen in ay ka jawaabaan weeraro lagu xasuuqay Kuffaarta Afrikaanta oo ka dhacay degmada Balcad iyo hareeraheeda.

Howlgalkan waxaa fuliyey Aadan Cali Ukumey oo sidoo kale loo yaqaano (Qalinle iyo Baariyow) kana dhashay Beesha Hubeyr gaar ahaan reer Wanjele.
Wuxuu ahaa mujaahid 26 jir ah oo ku dhashay degmada Qansaxdheere ee  gobolka Baay.


Wareysi laga duubay ka hor intii uusan weerarka gelin ayuu uga sheekeeyee waxa ku riixay in uu weerar naf hurnimo ku qaado ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka la shaqeeya.

Halkan ka degso Wareysiga MP3

Related Items