Qarax Askar lagu Dilay Oo Ka Dhacay Wadada Jeneraal Daa'uud.

Monday March 05, 2018 - 23:12:41 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Askar lagu Dilay Oo Ka Dhacay Wadada Jeneraal Daa'uud.

    ciidamo katirsan dowladda Federaalka ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerar qarax oo lagula eegtay gudaha magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ciidamo katirsan dowladda Federaalka ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerar qarax oo lagula eegtay gudaha magaalada Muqdisho.

Wararka ka imaanaya degmada Yaaqshiid ayaa sheegaya in ugu yaraan 4 askari oo katirsan ciidamada 'Nabad Sugidda' ay ku dhinteen qarax lagula eegtay wadada Jeneraal Daa'uud.

Goob joogayaal ayaa sheegay in uu gubtay gaari Kaarib ah oo ay la socdeen maleeshiyaadka PS-ta loo yaqaan.

Guddoomiye ku xigeenka degmada Yaaqshiid ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in qarax lagu dilay ciidamo katirsan dowladda Federaalka, qaraxan ayaa qeyb ka ah weeraro silsiladda ah oo si xowlli ah maalmihii lasoo dhaafat uga dhacayay xaafadaha magaalada Muqdisho.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items