Weerar Lagu Qaaday Saldhigga Ciidanka AMISOM Ee Deegaanka Ambareeso.

Saturday March 10, 2018 - 11:01:30 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Lagu Qaaday Saldhigga Ciidanka AMISOM Ee Deegaanka Ambareeso.

    iska Hor'imaadyo xooggan ayaa lagasoo sheegayaa deegaan hoos yimaad magaalada Baraawe ee gobolka Sh/Hoose oo kamid ah magaalooyinka kujira gacanta ciidamada shisheeyaha AMISOM.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

iska Hor'imaadyo xooggan ayaa lagasoo sheegayaa deegaan hoos yimaad magaalada Baraawe ee gobolka Sh/Hoose oo kamid ah magaalooyinka kujira gacanta ciidamada shisheeyaha AMISOM.


Wararka ka imaanaya Baraawe ayaa sheegaya in dagaal culus uu xalay ka dhacay inta u dhaxaysa magaalada iyo deegaanka Ambareeso oo saldhig melleteri ay ku leeyihiin ciidamada Uganda.

ilo wareedyo ayaa sheegaya in ciidamo katirsan Xarakada Al Shabaab ay weerar ku kediyeen cutubyo katirsan ciidamada Uganda ee qeybta ka ah soo duulayaasha AMISOM.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen jugta madaafiicda iyo rasaas xooggan oo ay labada dhinac is dhaafsanayeen, Magaalada Baraawe ayaa kamid ah meelaha lagu go'doomiyay ciidamada shisheeye.

Liibaan Jeexoow Cabdi

SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items

https://twitter.com/africa_waleed