Diiradda Jimcaha" "Sannad Iyo Bil Kadib Muxuu Farmaajo Kusoo Kordhiyay Dalka?" [Dhageyso]

Friday March 23, 2018 - 20:24:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diiradda Jimcaha" "Sannad Iyo Bil Kadib Muxuu Farmaajo Kusoo Kordhiyay Dalka?" [Dhageyso]

    Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, laguna soo qaato mowduuc muhim ah ooloo baahi qabo ka hadalkiisa iyo falanqeyntiisa, waxaana jimcahan diiradda lagu saaray Sannad Iyo Bil Kad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, laguna soo qaato mowduuc muhim ah ooloo baahi qabo ka hadalkiisa iyo falanqeyntiisa, waxaana jimcahan diiradda lagu saaray Sannad Iyo Bil Kadib Muxuu Farmaajo Kusoo Kordhiyay Dalka?



Waxaa marti ku ahaa oo ka qeyb galay aqoonyahan iyo indheer garad xog ogaal ah oo la socda xaaladda dalka iyadoo barnaamijka si aad ah loogu lafa guray qodobo kala duwan oo ay muhiim tahay in la taabto marka la qiimeynayo dowladda.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 23-03-2017

Related Items