Akhriso Bayaan:Sheekh Abuu Zubeyr oo Shahiiday iyo Amiir Cusub oo loo Magacaabay Shabaabul Mujaahidiin.

Saturday September 06, 2014 - 19:36:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 49986
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 62
  • 20 13
  • Share via Social Media

    Akhriso Bayaan:Sheekh Abuu Zubeyr oo Shahiiday iyo Amiir Cusub oo loo Magacaabay Shabaabul Mujaahidiin.

    War rasmi ah oo goordhaw kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu faah faahiyay duqeyn ay diyaaradaha dagaalka Mareykanka dhawaan ka geysteen deegaan katirsan Shabeelaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War rasmi ah oo goordhaw kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu faah faahiyay duqeyn ay diyaaradaha dagaalka Mareykanka dhawaan ka geysteen deegaan katirsan Shabeelaha Hoose.

Bayaan ku qoran luqadaha Ingiriiska iyo Carabiga oo kasoo baxay Hoggaanka sare ee Mujaahidiinta ayaa loo qeybiyay saxaafadda waxaana bayaanka diiradda lagu saaray taariikhda iftiimaysa ee sheekh Abuu Zubeyr iyo in dilka sheekha uusan wax saameyn ah ku yeelan doonin habsami u socodka jihaadka soomaaliya iyo geeska Afrika.

Bayaanka ayaa lagu xaqiijiyay in Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr amiirkii xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo sarkaal oo kale ay ku shahiideen duqeyn ay diyaaradaha dagaalka Mareykanka ka geysteen Koonfurta Soomaaliya.



Hoggaanka Shabaabul Mujaahidiin waxay ku dhawaaqday in amiir cusub loo magacaabay Mujaahidiinta Soomaaliya kaasi oo bedeli doono Sheekh Abuu Zubeyr Raximahullaah.

Amiirka cusub ee lamagacaabay waa Abii Cubeyda Axmed Cumar wuxuuna amiirka cusub ku taagnaan doonaa wadadii uu muslimiinta ku hoggaaminayay sheekh Abuu Zubeyr.


Akhiriso:Bayaankii Kasoo Baxay Hoggaanka Al Shabaab oo English Ku Qoran.

Halkan degso Bayaanka oo Carabi ah PDF

Jawaab Celinno Qoraal ah Doc+PDF

Golaha Baraarugga Islaamka Oo Tahniyad iyo Taczi Kasoo Saaray Istish-haadka Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr.

GOBI GEERI WAA TAQAAN GUNISE YEELKEEDE!! W/Q Suldaan Garyare.

Qofkii Qarniga Iyo Gabayga Kuma Illaawayso.

Akhriso:Islaamiyiinta Tuunis oo Al Shabaab Ugu Baaqay in Ay u Aargudaan Sheekh Abuu Zubeyr.

Gabay Ku Saabsan Asha-hiid Bi'idnillaahi Sheekh Abuu Zubeyr.

Gun iyo gaalo Waa Farxeen Gobise geeri Waa taqaan W/Q C/llaahi Soomaali.

Akhriso::Mujaahidiinta Al-Qaacidda Ee Jaziiratul Carab Oo War Ka Soo Saaray Istish'haadka Abuu Zubeyr

Jawaab Celinno Maqal ah MP3

Abuu Muscab "Ciidanka Mujaahidiintu Waa Seef Galka Kabaxsan oo Gacanta Ugu Jirta Amiirkeena Cusub Abuu Cubeyda"Dhageyso.

Sh.Cali Dheere "Jihaadka Soomaaliya Waa Ku Bullaali Doonaa Dhiigga Sheekh Abuu Zubeyr Cadawguna waa Jebi doonaa" Dhageyso.

Dhageyso:Abuu Sheyba Al-Xamadi oo Qasiiddo Ku Cabiray Istish-haadka Sheekh Abuu Zubeyr.

Sh/Sunne "Ninkii Dunida Loo Deynayaa Haygu Diirsado, Waa Wixii Dabaal Dagay Anoo Gaal Isoo Dilay" Dhageyso.

Dhageyso:Maxaa Sababay in Mareykanku Dilo Sheekh Abuu Zubeyr,Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo lagu Gorfeeyay.

Dhageyso:Sheekh C/Qaadir Muumin oo ka hadlay istish-haadka Sheekh Abuu Zubeyr.

Dhageyso:Sh/Kaba-Ku Dukade Oo Gabay Ku Cabiray Istish-haadka Sh/Abu Zubeyr,Digniin Culusna Diray.

Dhageyso:Sheekh Fu'aad oo ka Hadlay Istish-haadka Sh.Abu Zubeyr Fariin Adagna Udiray Obama.

Related Items