Dhageyso: Andalus Oo Baahisay Wareysi laga Duubay Dagaal Yahankii Fuliyay Weerarkii Naf Hurnimo Ee Isgoyska Sayidka.

Wednesday March 28, 2018 - 23:26:47 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Andalus Oo Baahisay Wareysi laga Duubay Dagaal Yahankii Fuliyay Weerarkii Naf Hurnimo Ee Isgoyska Sayidka.

    Cali Xasan Cabdi raxmaan Khaalid oo ahaa wiil dhalin yara ah kana dhashay Beesha Boqol hore ee degta gobollada Bay iyo Bakool ee Koonfurta Soomaaliya ayaa fuliyay weerarkii Axaddii lasoo dhaafay ka dhacay agagaarka madaxtooyada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Xasan Cabdi raxmaan Khaalid oo ahaa wiil dhalin yara ah kana dhashay Beesha Boqol hore ee degta gobollada Bay iyo Bakool ee Koonfurta Soomaaliya ayaa fuliyay weerarkii Axaddii lasoo dhaafay ka dhacay agagaarka madaxtooyada.

Idaacadda Andalus ayaa baahisay wareysi laga duubay Cali ka hor intii uusan weerarka fulin wuxuuna wareysiga uga hadlayaa sababata uu u fuliyay weerarka naf hurnimo isagoona farriin udiray shacabka Soomaaliyeed.

Halkan ka degso Wareysiga oo dhammeystiran ama Hoos Ka dhageyso


Related Items