Ciidamada AMISOM Oo isaga Baxay Deegaanka Cali Fooldheere Ee Gobolka Sh/dhexe.

Sunday April 01, 2018 - 09:32:38 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada AMISOM Oo isaga Baxay Deegaanka Cali Fooldheere Ee Gobolka Sh/dhexe.

    War goordhow nagasoo gaaray gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamada shisheeye ee AMISOM ay isaga baxeen deegaan ku dhow degmada Mahadaay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War goordhow nagasoo gaaray gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamada shisheeye ee AMISOM ay isaga baxeen deegaan ku dhow degmada Mahadaay.



Boqolaal katirsan ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi ayaa saaka isaga baxay deegaanka Cali Fooldheere oo qiyaastii 12 KM dhanka waqooyi uga beegan magaalada Mahadaay.

Goob Joogayaal ayaa sheegay in ay arkeen ciidamada Burundi oo gaadiidka gaashaaman kala baxaya deegaanka waxayna burburiyeen saldhig weyn oo ay Cali Fooldheere ka sameysteen sanad ka hor.

lasoco wixii soo kordha insha'allaah

Related Items