Dhageyso: Sheekh Cali Dheere Oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Weeraradii Buula Mareer iyo Golweyn Ee Sh/Hoose.

Sunday April 01, 2018 - 21:27:00 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Cali Dheere Oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Weeraradii Buula Mareer iyo Golweyn Ee Sh/Hoose.

    Afhayeenka Al Shabaab ayaa shir Jaraa'id ku Faah Faahiyay weeraradii aadka u xooganaa ee ka dhacay degmada Buula Mareer iyo deegaanno kale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka Al Shabaab ayaa shir Jaraa'id ku Faah Faahiyay weeraradii aadka u xooganaa ee ka dhacay degmada Buula Mareer iyo deegaanno kale.

 Wuxuu sheegay in weeraradii maanta ay qeyb ka ahaa weeraro taxana ah oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku beegsanayeen ciidamada shisheeye ee duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya wuxuuna carrabka ku adkeeyay in weeraradii Buula Mareer iyo Golweyn lagu dilay ugu yaraan 59 askari Yugaandheys ah.

Halkan ka degso Shirka Jaraa'id Ee Sheekh Cali Dheere ama Hoos Ka dhageyso


Related Items