Barnaamijkaan muuqaalka ah ayaa waxaanu ku eegeynaa degmo Jubooyinka ka tirsan oo haddii sidii loogu tala galay loogu dhaqaaqo dhul beereedkeeda kaafin karta gobollo ka tirsan Soomaaliya.
Daawo Barnaamij Xiisa Badan: Beeraha Dalkeena Maan Ku Baahi Beelno