Dhageyso: Wareysi lala Yeeshay Cali Xaaji Xasan Oo Kamid Ahaa Istish-haadiyiintii Fuliyay Weerarkii Buula Mareer.

Thursday April 05, 2018 - 16:26:44 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Wareysi lala Yeeshay Cali Xaaji Xasan Oo Kamid Ahaa Istish-haadiyiintii Fuliyay Weerarkii Buula Mareer.

    Idaacadda Andalus ee Ku Hadasha Afka Xarakada Al Shabaab ayaa baahisay wareysi laga qaaday mid kamida Raggii Fuliyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee ciidamada AMISOM lagula beegsaday degmada Buula Mareer ee Sh/Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Andalus ee Ku Hadasha Afka Xarakada Al Shabaab ayaa baahisay wareysi laga qaaday mid kamida Raggii Fuliyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee ciidamada AMISOM lagula beegsaday degmada Buula Mareer ee Sh/Hoose.


Cali Xaaji Xasan oo ku magac dheeraa Carab wuxuu kasoo jeedaa Beesha Abaa Jabal gaar ahaa Reer Cusmaan, istish-haadigan dhalinyarada ah ayaa ku dhashay deegaanka Bariire ee Sh/Hoose wuxuuna kamid ahaa ciidamada Fursaanul Xisbah ee wilaayada islaamiga ah.

Dardaaran uu reebay ayuu shacabka Soomaaliyeed ku guubaabiyay in ay kawada qeyb qaataan dagaalka jihaadka ah ee lagula jiro ciidamada shisheeye ee duullaanka gardarrada ah kusoo qaaday diinka iyo dalka

Halkan ka degso Wareysiga Istish-haadiga MP3

Xigasho: Radio Andalus

Related Items