Dhageyso: Wareysi lala Yeeshay Mid Kamida Raggii Fuliyay Weerarkii lagu Qaaday Saldhigga AMISOM ee Buula Mareer.

Sunday April 08, 2018 - 15:08:37 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Wareysi lala Yeeshay Mid Kamida Raggii Fuliyay Weerarkii lagu Qaaday Saldhigga AMISOM ee Buula Mareer.

    Sacad xuseen xaashi oo ku magac dheeraa Xaaji Mi'ateyn wuxuu kamid ahaa dagaalyahannadii naftood hurayaasha ahaa ee weerarka ku qaaday saldhigga ciidamada Uganda degmada Buula Mareer gobolka Sh/Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sacad xuseen xaashi oo ku magac dheeraa Xaaji Mi'ateyn wuxuu kamid ahaa dagaalyahannadii naftood hurayaasha ahaa ee weerarka ku qaaday saldhigga ciidamada Uganda degmada Buula Mareer gobolka Sh/Hoose.



Dagaalyahankan Mujaahidka ah Wuxuu kasoo jeedaa Beesha Habar Gidir gaar ahaan Jufada Sacad ee degta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya.

Wareysi uu siiyay Idaacadda Andalus ka hor intii uusan fulin weerarkii ayuu dardaaran dhaxalgal ah ugu diray shacabka Soomaaliyeed ee muslim ah, sidoom kale wuxuu farriin udiray maleeshiyaadka dowladda Federaalka iyo ciidamada shisheeye ee dalka kusoo duulay.

Xaaji Mi'ateyn oo 42 sana jir ah ayaa ahaa geesi kaalin weyn ku lahaa dagaalka ciidamada shisheeye lagula jiro wuxuuna noloshiisa kusoo gaba gabeeyay weerar istish-haadi ah oo uu ku galay saldhigga AMISOM ee degmada Buula Mareer halkaas oo tobanaan askari lagu dilay.



Halkan ka degso Wareysiga istish-haadiga MP3

Isha Maqalka: Idaacadda Andalus

Related Items