Akhris+Dhageysi:Mujaahidiinta Al-Qaacidda Ee Jaziiratul Carab Oo War Ka Soo Saaray Istish'haadka Abuu Zubeyr

Sunday September 07, 2014 - 16:29:26 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 41
  • 7 3
  • Share via Social Media

    Akhris+Dhageysi:Mujaahidiinta Al-Qaacidda Ee Jaziiratul Carab Oo War Ka Soo Saaray Istish'haadka Abuu Zubeyr

    Mujaahidiinta AlQaacidda ee Wadamada Jaziiratul Carab ayaa soo saaray bayaan ay kaga hadlayaan Istish'haadka Sheykh Mukhtaar Abuu Zubeyr Amiirkii Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab, Waxaana Idaacadda Andalus ay idiin soo gudbineysaa Bayaankaas oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mujaahidiinta AlQaacidda ee Wadamada Jaziiratul Carab ayaa soo saaray bayaan ay kaga hadlayaan Istish'haadka Sheykh Mukhtaar Abuu Zubeyr Amiirkii Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab, Waxaana Idaacadda Andalus ay idiin soo gudbineysaa Bayaankaas oo Soomaali Ku tarjuman.


بسم الله الرحمن الرحيم

Bayaan raqam (83) oo ku saabsan Istish-haadka Sheekh Abu Zubeyr

Ururka Alqaacidda ee Jaziiratul Carab

الحمد لله القائل في كتابه العزيز (وَلَا تَقُولُوا لِمَنْ يُقْتَلُ فِي سَبِيلِ اللَّهِ أَمْوَاتٌ بَلْ أَحْيَاءٌ وَلَكِنْ لَا تَشْعُرُونَ)

والصلاة والسلام على عبده ورسوله القائل: (مَا مِنْ عَبْدٍ يَمُوتُ لَهُ عِنْدَ اللَّهِ خَيْرٌ يَسُرُّهُ أَنْ يَرْجِعَ إِلَى الدُّنْيَا وَأَنَّ لَهُ الدُّنْيَا وَمَا فِيهَا إِلَّا الشَّهِيدَ لِمَا يَرَى مِنْ فَضْلِ الشَّهَادَةِ فَإِنَّهُ يَسُرُّهُ أَنْ يَرْجِعَ إِلَى الدُّنْيَا فَيُقْتَلَ مَرَّةً


أُخْرَى( رواه البخاري

Intaas ka dib: Ururka Al-qaacidda ee Jaziiratul Carab wuxuu Umaddu Islaamka u soo gudbinayaa dhanbaal hambalyo iyo Tacziyo isugu jira oo ku aaddan geerida Halyey adkaa oo geesi soo ma jeestaan ahaa, Hogaamiye rug-caddaa oo Sheekh Caalim cilmigiisa ku camal falay ahaa, kaas oo inta faraskiisa dagaalka ku booday, hoggaankana u xajjiyay, marnana aan u libiqsan, una jixin-jixin wixii dar ALLAH ugu dhacay, ilaa uu shahiiday, Kama Naxsabuh. Waa Al-Sheykhul Mujaahid Mukhtaar Abu Zubeyr ALLAHA u raxmado oo Shuhadada ku daree, Aaamiin.

Hambalyadeena iyo Tacziyadeena waxaan gaar ugu hagaajineynaa Mujaahidiinta dar ALLAH u dagaallamaya ee difaaca u ah Umadda Muslimka meel kasta iyo Jabhad kasta oo ay joogan, waxaana ugu horeeya Amiirkeena Al-Xakiim Al-Sheykh Ayman Al-dawahiri ALLAHA xafidee, innagoo ALLAH uga baryeyna inuu u taban taabo murugada ay ku reebeyso walaalada Towxiidka iyo Jihaadka ee faaruqaya, samir iyo Sugnaana uu ALLAHA ka siiyo.

Walaalaheena Mujaahidinta Bariga Afrika guud ahaan iyo gaar ahaan kuwa Soomaaliya waxaan leennahay: Abu Zubeyr iyo qof la mid ah ilmadiina ha u qubato, Mujaahidkaas muhaajirka ahaa, geesigaas adkeysiga badnaa, haddii aan dadaalno xittaa ka ma soo bixi karno ineynu oofinno in yar oo Xaqqiisa ah, laakin kaliya waxeynu leennahay waa wax ALLAH uu raali ka yahay, waxaan leennahay:


إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل إلى أجل مسمى فلتصبروا ولتحتسبوا

Walaalaheena jooga ardul Hijrateyn ee aan jecelnahayow: walaalahiina Jaziiratul Carab haddii wax laga weydiiyo Sheekh Abu Zubeyr ama ay ka hadlaan waxey marqaati furayaan oo ay xaqiijinayaan in Abu Zubeyr uu qalbi thaabit ah oo aan labalabeyn iyo go’aan adag oon leex leexasho laheyn uu kula taagnaa dhabaha nafhurka iyo Jihaadka ilaa uu Rabbigiisa la kulmay isagoo ah Mujaahid, Saabir ah, Muxtasib ah oo Shahiiday Bi Idnillaah isaga oo waxna iska badalin, Kama Naxsabuh.

Mujaahidiinta Soomaaliya ee walaalaheenow ku bishaareysta sharaf iyo maamuus, iyo guul iyo sarreyn intaba aad heysaan dhabihii Amiirkiina Shahiiday, adinkoo la jihaadaya Cadowgiina isugu jira Saliibiyiinta Xaaqidiinta ah iyo Murtaddiinta Khawanada ah.

Arrinkuna –Wallaahi- waa Imma Nasro wa Imma Shahaada ee yaan dhankiina looga imaan Umadda Islaamka.

Walaalaheena Muslimiinta-na waxaan leennahay: Haa, Abu Zubeyr isaga iyo 2 raggiisa ah oo la socday wey tageen oo waxey la kulmeen Rabbigooda, laakin Abu Zubeyr wuxuu shahiiday markii uu nafta ag-dhigay cadowga Diinta oo dhiiggoodii uu qubay, oo u jihaaday oogista Shareecada, oo Cadaaladda iyo Shuurada ku baahiyay dhulka Soomaaliya, oo hadane intaas aan ku ekeysan balse Saliibiyiinta duullaanka soo qaadday aan uga daba harin bartamaha dhulalkooda isagoo ku garaacay dhufeysyadooda; arrinkaana waxaa marqaati ka ah duulaanada ay ciidankiisa halyeeyada ah ay ku qaadeen Westgate iyo meelaha la midka ah.

ALLAHA u naxariisto Abu Zubeyr oo ha ka aqbalo Jihaadkiisii iyo difaacii uu u ahaa xurumaatka Muslimiinta, waxaan kaloo ALLAH weydiisaneynaa inuu u fududeeyo walaalkeen Al miir Abu Cubeyda Axmed Cumar inuu dusha u rito culeyska amaanadan oo halkiisii uu ka sii wado gulufkii Abu Zubeyr ee dagaal iyo dadaalba uu ugu jiray: حَتَّى لَا تَكُونَ فِتْنَةٌ وَيَكُونَ الدِّينُ كُلُّهُ لِلَّهِ

Mareykanka waxeynu leennahay: ha moodina in Umadda Muslimka aad kaga adkaan kartaan dilka hoggaamiyeyaasha Mujaahidiinta ee halyeeyada ah sida Sheekh Abu Zubeyr iyo raggii ka sii horeeyay, wa wax aan marna dhaceyn, Jihaadka iyo Istish-haadka halyeeyada wuxuu quluubta Muslimiinta ku sii shidayaa dhimbisha Jihaadka, wuxuuna sii hurinayaa dagaalka aan idinkaga soo horjeedno Bi Xowlillaahi Wa Quwattih.

Ku bishaareysta waxaad ka nixi doontaan, waa maalmo xisaabtan ka danbeyn doono, dagaalka inoo dhexeeyana qolaba waa markeeda balse uma simanin adduun iyo aakhiro, keennii nool wuxuu heystaa nolol sharaf leh, keennii la dilay-na ALLAH fadligiis waa shahiid, laakin Ameerikaanka iyo ciidankooduba adduunyada waxaad ku jirtaan nolol ciriiri ah, geeridi ka dib-na –haddii aydan ALLAH aqoonsan- waxaad abad ku jireysaan Naaru Jahannam…maalmaha ayaa inoo dhexeeya balse ciribta danbe ayaan leennahay
: والعاقبة للمتقين

وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ ، والْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ
تنظيم قاعدة الجهاد في جزيرة العرب

Halkaan Ka AKhri Bayaan Oo Carabi Ah


Related Items