Dhageyso: Baarlamaanka Uganda Oo Sheegay in Dowladdu Ay Qarinayso Tirada Askarta looga Dilay Weerarkii Buula Mareer.

Tuesday April 10, 2018 - 16:28:25 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Baarlamaanka Uganda Oo Sheegay in Dowladdu Ay Qarinayso Tirada Askarta looga Dilay Weerarkii Buula Mareer.

    Ugaandha way baroordiiqaysaa, haloo ogolaado xildhibaanada inay baaraan askarta nooga dhimatay weerarada Soomaaliya, ayaa lagu bilaabay warbixin dheer oo uu qoray wargayska Dhayli Monitar ee kasoo baxa wadanka Yugaandha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugaandha way baroordiiqaysaa, haloo ogolaado xildhibaanada inay baaraan askarta nooga dhimatay weerarada Soomaaliya, ayaa lagu bilaabay warbixin dheer oo uu qoray wargayska Dhayli Monitar ee kasoo baxa wadanka Yugaandha.



Wargayska ayaa soo hadal qaaday weeraradii xooganaa ee ay Mujaahidiintu isbuucii lasoo dhaafay la beegsadeen saldhigyada ciidamada Yugaandha ay ku leeyihiin Wilaayada Shabeellada Hoose, isagoo weeraradaas ku tilmaamay kuwo jahawareer ku abuuray bulshada wadanka Yugaandha, gaar ahaan ehelada ay kasoo jeedaan askarta ku sugan Soomaaliya.

"Askar ayaa ka dhimatay Ciidamada difaaca Yugaandha "UPDF” kadib weeraro saf-ballaaran ah oo ay Al-Shabaab ku bartilmaameedsadeen saddex saldhig ciidan oo ay askarteenu kaga suganyihiin Soomaaliya” ayaa lagu yiri wargeyska.

Halka ka degso Warbixin maqal ah ama Hoos Ka Dhageyso



Related Items