Shariif Sakiin Oo Eryay Taliyihii 'Nabad Sugidda' Gobolka Baay.

Thursday April 12, 2018 - 06:25:27 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shariif Sakiin Oo Eryay Taliyihii 'Nabad Sugidda' Gobolka Baay.

    Hoggaamiyaha maamulka isku magacaabay Koonfur Galbeed ayaa shaqada ka eryay taliyihii maleeshiyaadka Ashahaadda ladirirka gobolka Bay kadib khilaaf soo jiitamayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaamiyaha maamulka isku magacaabay Koonfur Galbeed ayaa shaqada ka eryay taliyihii maleeshiyaadka Ashahaadda ladirirka gobolka Bay kadib khilaaf soo jiitamayay.

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Shariif Sakiin ayaa lagu sheegay in xilkii uu hayay laga xayuubiyay Ibraahim Isgowe Ibraahim oo ku magacaawnaa taliyaha Nabad sugidda gobolka Bay.

Ninka shaqada laga eryay ayaa lagu eedeeyay shaqo gudasho la'aan iyo in uu diiday in uu u hoggaansamo awaamirta kasoo baxda wasiirka arrimaha gudaha mamaulka 'Koonfur galbeed'.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items