Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha Iyo Mowduuc Muhim Ah.

Friday April 13, 2018 - 17:37:14 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha Iyo Mowduuc Muhim Ah.

    Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, laguna soo qaato mowduuc muhim ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, laguna soo qaato mowduuc muhim ah.


Barnaamijka, waxa uu maanta ku siinayaa macluumaad ku saabsan sida uu dalka uga da’ayo roobka guga, diyaar garoowga wax soo saarka, talooyin iyo fursado maal gashi oo u bannaan qof walba oo doonayo inuu lacag sameeyo isagaoo dalkiisa jooga.

Halkan ka degso Barnaamijka MP3

Related Items