Daawo: Al-kataa'ib Oo Filim Cusub Soo Saartay Waa Tartanka 15-ka Juz Quraanka Ee Wilaayaatka Islaamiga Ah.

Friday April 13, 2018 - 17:45:17 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Daawo: Al-kataa'ib Oo Filim Cusub Soo Saartay Waa Tartanka 15-ka Juz Quraanka Ee Wilaayaatka Islaamiga Ah.

    Mu'asasada Al-kataa'ib garabka Warbaahineed ee Xarakada Alshabaab ayaa soo saartay Filim cusub oo xiiso leh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Al-kataa'ib garabka Warbaahineed ee Xarakada Alshabaab ayaa soo saartay Filim cusub oo xiiso leh.

Filimkan oo la daawan karo muddo 24 daqiiqo ah waxey Mu’asasada Al-kataa’ib kusoo bandhigtay Tartan Quraan Kariim ah oo ay ku tartamayaan arday ka kala socota madaarista Quraanka Kariimka ee Wilaayaatka dalka,filimkan waxaa si gaar ah loogu soo bandhigay arday ku tartameysa 15-ka Juz ee Quraanka Kariimka.

Waana xalqada 2-aad ee Tartanka qur'aanka Kariimka oo ay soo saarto mu'asasada, isbuucii lasoo dhaafay ayay soo saartay xalaqada 1-aad ee lagusoo bandhigay Tartanka qur'aanka ee Tobanka Juz.


Toos ugu Daawo Facebook

Hoos Ku daawo Youtube


Halkan ka degso MP4

Related Items