Sarkaal Boolis Oo Lagu Dilay Degmada Boondheere Ee Magaalada Muqdisho.

Tuesday April 17, 2018 - 10:43:07 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal Boolis Oo Lagu Dilay Degmada Boondheere Ee Magaalada Muqdisho.

    Dilalka qorsheysan ee ka dhanka ah askarta iyo saraakiisha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wali si xowlli ah ugasii socda degmooyinka gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dilalka qorsheysan ee ka dhanka ah askarta iyo saraakiisha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wali si xowlli ah ugasii socda degmooyinka gobolka Banaadir.

Wararka ka imaanaya degmada Boondheere iyo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rag hubeysan ay xalay halkaas ku dileen sarkaal katirsanaa ciidamada Booliska.

Sarkaalka ladilay oo lagu magacaabi jiray Axmed Nuur Ciise "Halooyeeloā€¯ ayaa caan ka ahaa degmada Boondheere, xoogagii dilka geystay ayaa si nabad gelya ah goobta uga dhaqaaqay.

Maalin ka hor ayay aheyd markii xoogaga Al Shabaab ay Muqdisho ku dileen madaxii dambi baarista degmada Yaaqshiid sidoo kale weeraro askar lagu dilay ayaa ka dhacay waqooyiga gobolka Banaadir.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items