Sawirro:Ciidamada Dowladda Islaamiga Ah Oo Ciraaq Kusii Luga Fidsanaya.

Friday June 13, 2014 - 06:29:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.7/5 Stars) Total Votes: 7
  • 6 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:Ciidamada Dowladda Islaamiga Ah Oo Ciraaq Kusii Luga Fidsanaya.

    Ciidamada Dowladda Islaamiga ayaa wali iskusii fidiyay degmooyin iyo deegaanno katirsan wadanka Ciraaq oo kamid ah wadamada ugu ballaaran caalamka islaamka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka ISIS oo Tikriit qabsanaya
Ciidamada Dowladda Islaamiga ayaa wali iskusii fidiyay degmooyin iyo deegaanno katirsan wadanka Ciraaq oo kamid ah wadamada ugu ballaaran caalamka islaamka. Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta ay dagaal kula wareegeen degmada Al-Cadiim ee gobolka Dayaala.

Goob joogayaal ayaa sheegay in xoogaga mujaahidiinta ay gacanta ku dhigeen gaadii dagaal oo ay ka carareen ciidanka shiicada xukuumadda Al Maaliki eek u khasaaray dagaalka.

Telefeshinka Al Jazeera ayaa sheegay in kumanaan katirsan ciidanka xukuumadda Ciraaq ay isaga baxeen magaalada Hodonka ku ah shidaalka ee Kirkuuk iyadoo wax dagaal ah aysan dhicin maleeshiyaad taabacsan maamulka Kurdistan ayaa magaaladaasi lawareegay.


Mujaahidiinta ISIS ayaa isku dayaya in ay qabsadaan magaalada Saamaraa oo 50 KM ujirta magaalada Baqdaad balse iska caabin adag ayay kala kulmayaan dhanka ciidanka Nuuri Al Maaliki.


1_small.jpg2_small.jpg

3_small.jpg

4_small.jpg

5_small.jpg

6_small.jpg

7_small.jpg

8_small.jpg

16_5_small.jpg

10_small.jpg

11_small.jpg

12_small.jpg

13_small.jpg

14_small.jpg

15_small.jpg

16_small.jpg

17_small.jpg

22_small.jpg

19_small.jpg

20_small.jpg

18_small.jpg


Isha Warka: Alfidaa islamic Site




Related Items