Ciidamada Mujaahidiinta Oo Weeraray Saldhig Melleteri Oo Kuyaal Deegaanka Lafoole.

Monday April 23, 2018 - 13:39:56 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Mujaahidiinta Oo Weeraray Saldhig Melleteri Oo Kuyaal Deegaanka Lafoole.

    Dagaallo culus ayaa xalay markale ka dhacay saldhigyo ciidan oo kaabiga ku haya magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaallo culus ayaa xalay markale ka dhacay saldhigyo ciidan oo kaabiga ku haya magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Ciidamo Katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weeraro safaballaraan ah ku qaaday saldhigyo ay ciidamada DF-ka uga sugnaayeen deegaanka Lafoole.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in ay arkayeen xoogag hubeysan oo ku roondeynaya wadada laamiga ah kadib markii uu dagaalku soo idlaaday, ilo wareedyo ayaa sheegaya in maleeshiyaadka DF-ka lagala wareegay dhowr saldhig oo ay ku sugnaayeen.

Idaacadda Islaamiga Andalus ee Afka Xarakada Al Shabaabku hadasha ayaa xaqiijiyay in mujaahidiintu weerar toos ah ku qaadeen saldhigyo ku yaal deegaanka Lafoole.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items