Dhageyso: Kalimadda Amiirka Al Shabaab Oo Afsoomaali Ku Tarjuman.

Tuesday April 24, 2018 - 21:38:09 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Kalimadda Amiirka Al Shabaab Oo Afsoomaali Ku Tarjuman.

    Amiirka Xarakada Al-Shabaab Sheykh Axmad Cumar Abuu Cubeydah ayaa jeediyey kalimad uu kaga hadlayo xaaladda dhulka barakeysan ee Shaam oo sanado xiriir ah wajahaya duullaan wuxuushnimo oo ay hor kacayaan saliibiyiinta galbeed iyo kuwa bari oo kaash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Amiirka Xarakada Al-Shabaab Sheykh Axmad Cumar Abuu Cubeydah ayaa jeediyey kalimad uu kaga hadlayo xaaladda dhulka barakeysan ee Shaam oo sanado xiriir ah wajahaya duullaan wuxuushnimo oo ay hor kacayaan saliibiyiinta galbeed iyo kuwa bari oo kaashanaya dabadhilifyadooda gobolka.


Kalimadan oo la dhageysan karo muddo 29 daqiiqo ah kuna baxeyso luuqada Carabiga ayuu ugu horeyn Sheykh Abuu Cubeydah ku soo hadal qaadayaa duullaankii bahalnimo ee ciidamada Ruushka iyo kuwa Nidaamka Al-Asad ku qaadeen Guudhada bari oo lagu dilay kumanaan Muslimiin ah.

"Walaalahayga Muslimiinta meel walba oo ay joogaan, waxaan nafteena iyo guud ahaan muslimiinta, gaar ahaan reer Shaam uga tacsiyeyneynaa dhibaatadii ku dhacday walaaheneena Muslimiinta ah ee Ghuudada Bari, waxaan Allaah ka baryaynaa inuu shuhadadooda aqbalo, dhaawacooduna caafiyo” ayuu yiri Sheykh Abuu Cubeydah.



Haddaba Kalimadda oo Luqadda Soomaaliga Ku Tarjuman Halkan ka degso MP3

Related Items