Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab Oo Ka Warbixiyay Weeraro Ka Dhacay Muqdisho iyo Gobollada Dalka.

Thursday April 26, 2018 - 09:43:11 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab Oo Ka Warbixiyay Weeraro Ka Dhacay Muqdisho iyo Gobollada Dalka.

    Afhayeenka Ciidamada Xarakada Alshabaab Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab oo shir jaraa'id u qabtay warbaahinta ayaa ka hadlay weeraradii saacadihii lasoo dhaafay ay ku beegsadeen ciidamada shisheeyaha AMISOM iyo Maleeshiyaadka dowladda Federaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka Ciidamada Xarakada Alshabaab Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab oo shir jaraa'id u qabtay warbaahinta ayaa ka hadlay weeraradii saacadihii lasoo dhaafay ay ku beegsadeen ciidamada shisheeyaha AMISOM iyo Maleeshiyaadka dowladda Federaalka.


Sheekh Abuu Muscab ayaa ka warbixiyay weeraro ay ka kala fuliyeen goballada Sh/hoose,Jubbada hoose iyo Gobalka Banaadir kuwaasi oo lala beegsaday ciidamo isugu jira American,AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka.

Afhayeenka ayaa xaqiijiyay in weerarada ka dhacay gobalka Sh/hoose ciidamada Uganda looga dilay Saddex askari Labo kalane looga dhaawacay, wuxuu sidoo kale Sheekhu xusay in weerarada Shabeelada hoose ka dhacay ciidamada Uganda looga gubay Saddex gaari oo noocyda gaashaaman ah.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Sheekh Abuu Muscab MP3

Related Items