Wilaaayada islaamiga Sh/Hoose Oo Ka Hortagtay Fatahaad Uu Wabiga Shabelle Ka Sameeyay Deegaanno Hoos Yimaad degmada Afgooye.

Thursday April 26, 2018 - 10:11:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 607
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wilaaayada islaamiga Sh/Hoose Oo Ka Hortagtay Fatahaad Uu Wabiga Shabelle Ka Sameeyay Deegaanno Hoos Yimaad degmada Afgooye.

    Gobolka Sh/Hoose wuxuu kamid yahay meelaha uu sida aadka ah uu uga fatahay Wabiga Shabeelle oo sanadkan si aan horay loo arag ubiya keenay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gobolka Sh/Hoose wuxuu kamid yahay meelaha uu sida aadka ah uu uga fatahay Wabiga Shabeelle oo sanadkan si aan horay loo arag ubiya keenay.


Deegaanno dhowr ah oo hoos yimaad degmada Afgooye ayuu fatahaad ka sameeyay Wabiga arrinkaas oo saameyn ku yeeshay dadka Beeralayda ah, wilaayada islaamiga sh/hoose ayaa gurmad ufidisay beeraleyda wabiga jiinkiisa ah si wax looga qabto dhibaatada taagan.

Mas'uuliyiin katirsan maamulka islaamiga ee deegaannada hoos yimaad Afgooye ayaa gaaray deegaanno ay kamid yihiin Caanoole,Mareereey,Zabiida iyo Baladul amiin halkaas oo wabigu karkaarka jabsaday uuna halis geliyay dalagyadii ku abuurnaa beeraha.


Wilaayada Sh/Hoose ayaa ayaa ku guuleysatay in ay xirto dhowr buq oo uu wabigu ka tafahay, dadka ku dhaqan deegaannada hoos yimaad degmada Afgooye ayaa si diirran usoo dhaweeyay gurmadka uga yimid maamulka islaamiga ah.

Waa Markii ugu horraysay oo uu Wabiga Shabeelle Fatahaad ka sameeyo gobolka Shabeelaha Hoose muddo sedax sanadood ah oo wadanka ay Roob yari baahsan kajirtay.

Halkan ka degso  Warbixin ku saabsan Fatahaadda Wabiga ee Sh/Hoose


Related Items

https://twitter.com/africa_waleed