Dhageyso: Muxaadarado Ciwaankeedu Yahay Sideen Udifaaci Karnaa Qur'aanka Kariimka uguna Dhaqmi Karnaa? Waxaa Jeedinaya Sh.Nuur Macallim C/Raxmaan.

Friday April 27, 2018 - 10:57:06 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Muxaadarado Ciwaankeedu Yahay Sideen Udifaaci Karnaa Qur'aanka Kariimka uguna Dhaqmi Karnaa? Waxaa Jeedinaya Sh.Nuur Macallim C/Raxmaan.

    Waxaan halkan idin kugusoo gudbinayaa muxaadaro qiima badan oo uu jeedinayo Sheekh Nuur Macallim Cabdi Raxmaan oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaalida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan halkan idin kugusoo gudbinayaa muxaadaro qiima badan oo uu jeedinayo Sheekh Nuur Macallim Cabdi Raxmaan oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaalida.

Sheekha ayaa muxaadaran diiradda ku saaraya waajibka umadda islaamka ka saaran difaacidda iyo ku dhaqanka Kitaabka Qur'aanka Kariimka.

Muxaadarada oo socanaysa ku dhowaad hal saac ayuu sheekhu kusoo bandhigayaa kaalintii ay asaxaabta Nabiga SCW ku lahaayeen difaaca Kitaabka Qur'aanka Kariimka wuxuuna soo sardinayaa qisas ku saabsan waaqica aan joogno iyo sida cadowga ummadan u ihaaneeyaan Kitaabka alle.

Halkan ka degso Muxaadarada ama Hoose Ka dhageyso


Related Items