Mid Kamida Shaqaalaha Hay'adda WHO Oo Muqdisho Lagu Dilay.

Wednesday May 02, 2018 - 10:14:23 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid Kamida Shaqaalaha Hay'adda WHO Oo Muqdisho Lagu Dilay.

    Xilli dilaka qorsheysan ay kusii xoogeysanayaan degmooyinka gobolka Banaadir ayay ugaarsi lakulmayaan shaqaalaha hay'adaha Q.Midoobe iyo kuwa reergalbeedka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xilli dilaka qorsheysan ay kusii xoogeysanayaan degmooyinka gobolka Banaadir ayay ugaarsi lakulmayaan shaqaalaha hay'adaha Q.Midoobe iyo kuwa reergalbeedka.

Shalay gelinkii dambe Rag bastoolado ku hubeysan ayaa gudaha Suuqa Bakaaraha ku dilay haweenay ushaqeynaysay hay'adda caafimaadka uqaabilsan Q.Midoobe ee loo yaqaan WHO.

Goob Joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in rag hubeysan ay toogteen haweenay magaceeda lagusoo gaabiyay Maryan Cabdullaahi xilli ay ku sugneed agagaarka Bosteejada baabuurta magaalada Baydhabo.

Haweenayda ladilay oo kamid aheyd shaqaalaha Firfircoon ee Hay'adda WHO xarunteeda Muqdisho ayaan la ogeyn sababta loo dilay iyo cidda dishay.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items

https://twitter.com/africa_waleed