Al Shabaab Oo Weerar Hor leh Ku Qaaday Deegaannka Buula Gaduud.

Wednesday May 02, 2018 - 11:05:52 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al Shabaab Oo Weerar Hor leh Ku Qaaday Deegaannka Buula Gaduud.

    Xoogaga Al Shabaab ayaa markale weerar xooggan ku qaaday saldhig melleteri oo kuyaal deegaan katirsan Jubbada Hoose

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoogaga Al Shabaab ayaa markale weerar xooggan ku qaaday saldhig melleteri oo kuyaal deegaan katirsan Jubbada Hoose



iska Hor'imaadyo xooggan ayaa markale dib uga qarxay deegaan dhaca duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Wararka ka imaanaya deegaanka Buula Guduud ayaa sheegaya in xoogaga Al Shabaab ay weerar safballaaran ah ku qaadeen saldhig maleeshiyaadka maamulka Axmed Madoobe iyo ciidamada Kenya ku lahaayeen deegaanka.

Wariye ku sugan gobollada Jubbooyinka ayaa soo sheegay in ugu yaraan hal askari uu ku dhaawacmay weerarka oo dhacay xilli ciidamadu ay ku mashquulsanaayeen qaadashada mushaar loo qeybinayay.



Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items

https://twitter.com/africa_waleed