Dhageyso:Sheekh Fu'aad oo ka Hadlay Istish-haadka Sh.Abu Zubeyr Fariin Adagna Udiray Obama.

Monday September 08, 2014 - 21:45:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.7/5 Stars) Total Votes: 3
  • 10 9
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sheekh Fu'aad oo ka Hadlay Istish-haadka Sh.Abu Zubeyr Fariin Adagna Udiray Obama.

    Sheekha Daaciga Mujaahidka ah Sheekh Fu'aad Max'med Khalaf ayaa Jeediyay muxaadaro qiima badan oo taabanaysa dhinacyo farabadan khaasatan dagaalka jihaadka caalamiga ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekha Daaciga Mujaahidka ah Sheekh Fu'aad Max'med Khalaf ayaa Jeediyay muxaadaro qiima badan oo taabanaysa dhinacyo farabadan khaasatan dagaalka jihaadka caalamiga ah.

Sheekh Fu’aad wuxuu muxaadaradiisa diiradda ku saaray istish-haadka Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr isagoona fariin kulul udiray Dowladda Mareykanka ee hoggaanka u heysa dagaalka ka dhanka ah muslimiinta.

Wuxuu si gaar ah Sheekhu fariin ugu diray Obama oo uu ku tilmaamay qodon isagoo ka taariikheeyay in dhiigga shuhadada uu jihaadku ku bulaalo.

Halkan ka dhageyso Muxaadarada Sheekh Fu’aad MP3

Related Items