16 Askari America Ah Oo Ku Dhimatay Diyaarad Ku Burburtay Gudaha Mareykanka.

Wednesday May 02, 2018 - 21:04:17 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 1
  • Share via Social Media

    16 Askari America Ah Oo Ku Dhimatay Diyaarad Ku Burburtay Gudaha Mareykanka.

    Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay burbur diyaaradeed oo ka dhacay gudaha wadanka Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay burbur diyaaradeed oo ka dhacay gudaha wadanka Mareykanka.

Wararka ka imaanaya Mareykanka ayaa sheegaya in diyaarad melleteri oo nuuca xamuulka qaada ah ay ku dhacday deegaanka Savannah ee gobolka Georgia.

War kasoo baxay taliska ciidanka Mareykanka ayaa lagu sheegay in 16 askari ay ku dhinteen shilka qabsaday diyaarad nuuceedu yahay C-130 oo xilligii ay soo dhacaysay shixnado melleteri daad gureynaysay.

Warbaahinta Mareykanka ayaa si hordhac ah u faafisay sawirro muujinaya qiic iyo Uura Madoow oo cirka isku shareeray halka diyaaraddu kusoo dhacday.




Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items