Dhageyso: Kalimadda Abuu Cubeyda Oo Af-Soomaali lagu Tarjumay.

Thursday May 03, 2018 - 22:08:01 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Kalimadda Abuu Cubeyda Oo Af-Soomaali lagu Tarjumay.

    Kalimaddan oo ah mid ku baxeysa luuqadda Carabiga, lana daawan karo muddo 22 daqiiqo ah ayuu Sheykh Axmad Cumar Abuu Cubeyda, Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kula hadlayaa Mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Jaziirada Carabta ee hortaagan du

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kalimaddan oo ah mid ku baxeysa luuqadda Carabiga, lana daawan karo muddo 22 daqiiqo ah ayuu Sheykh Axmad Cumar Abuu Cubeyda, Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kula hadlayaa Mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Jaziirada Carabta ee hortaagan duullaanada ballaaran ee lagu soo qaaday dalka Yemen.


Sheykh Abuu Cubeyda ayaa ugu horreyn kalimadiisa ku soo hadal qaadaya imtixaanka adag ee uu marayo Jihaadka Jaziirada carabta, iyo duullaanada ballaaran ee lagu hayo Mujaahidiinta ku sugan Yemen, wuxuuna tibaaxayaa in culeysyadaas ay ka mid yihiin sunanda ibtilada ee uu Allaah marsiiyo addoomadiisa mujaahidiinta iyo dadka wan-wanaagsan ee uu jecelyahay.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa AFsoomaali ku Tarjumtay Kalimada Amiirka oo soconeysa muddo dhowr iyo Labaatan Daqiiqo ah.

Halkan ka degso Kalimadda oo Soomaali Ku Tarjuman MP3

Related Items

https://twitter.com/africa_waleed