Sh.Abuu Muscab "Agteenna Wax Farqi ah Uma dhaxeeyaan Askariga Turkiga ah, Midka Itoobiyaanka Ah iyo Midka Kenyaatiga ah" Dhageyso.

Saturday May 12, 2018 - 21:28:19 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sh.Abuu Muscab "Agteenna Wax Farqi ah Uma dhaxeeyaan Askariga Turkiga ah, Midka Itoobiyaanka Ah iyo Midka Kenyaatiga ah" Dhageyso.

    Taliska ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo melleteri oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo melleteri oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.



Sheekh Cabdi Caziiz Abuu Muscab oo ah Afhayeenka ciidamada Al Shabaab ayaa shir Jaraa'id ku sheegay in wax farqi ah uusan u dhaxeyn askariga Turkiga ah iyo Midka Yugaandheyska ah ee duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in dowladda Turkiga oo xubin  ka ah isbaheysiga NATO ay duullaan gardarra ah kusoo qaadday dalka Soomaaliya sidaas daraadeed ay si isku mid ah ula dagaallamayaan ciidamada Turkiga iyo kuwa AMISOM.

Sheekh Abuu Muscab wuxuu shirkiisa Jaraa'id ku sheegay in dhowr madfac ay laheleen gudaha saldhigga melleteriga Turkiga ee magaalada Muqdisho waxaana jira khasaara soo gaaray ciidamadii ku sugnaa gudaha saldhigga.



Dhinaca kale Afhayeenka ciidamada Al Shabaab wuxuu faah faahin dheeri ah ka bixiyay dagaallo culus oo saaka ka qarxay deegaanka Xalfooleey ee dhaca halka ay iska galaan gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe

Halkan ka degso Shirka Jaraa'id Jaraa'id ee Sh.Abuu Muscab ama Hoos ka dhageyso


Related Items