Ehellada Dadkii Lagu Xasuuqay Duleedka Afgooye Oo Shir Jaraa'id Ku Qabtay Magaalada Muqdisho [Dhageyso].

Sunday May 13, 2018 - 11:22:49 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ehellada Dadkii Lagu Xasuuqay Duleedka Afgooye Oo Shir Jaraa'id Ku Qabtay Magaalada Muqdisho [Dhageyso].

    Ciidamo isugu jira Mareykan iyo kuwa dowladda Federaalka ayaa khamiistii lasoo dhaafay xasuuq daran ka geystay deegaan hoos yimaad degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sawir hore shacab lagu xasuuqay Jubbooyinka
Ciidamo isugu jira Mareykan iyo kuwa dowladda Federaalka ayaa khamiistii lasoo dhaafay xasuuq daran ka geystay deegaan hoos yimaad degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose.

Dadka ay dileen ciidamada Mareykanka oo gaarayay 5 ruux ayaa Meydadkooda lageeyay isbitaalka madiina ee magaalada Muqdisho waxaana halkaas shir jaraa'id ku qabtay eheladooda kuwaas oo warbaahinta u faah faahiyay qaabkii ay wax udhaceen.

Waxaa xusid mudan in afhayeenka wasaaradda ammaanka DF-ka Cabdi Caziiz Xildhibaan iyo Col. Cabdullaahi Cali Caanood ay sheegteen mas'uuliyadda dadka la xasuuqay.

Halkan ka degso Shirka Jaraa'id oo ay qabteen Ehelada dadka laga dilay ama Hoos ka dhageyso.



Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items