Col.Xasan Kheyre Xuseen Oo isku Dhiibay Wilaayada islaamiga Jubbooyinka.

Sunday May 13, 2018 - 22:14:18 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Col.Xasan Kheyre Xuseen Oo isku Dhiibay Wilaayada islaamiga Jubbooyinka.

    Sarkaal sare oo katirsan maamulka isku magacaabay Jubbaland ee uu madaxda ka yahay Axmed Madoobe ayaa isku dhiibay maamulka islaamiga degmada Jilib ee Jubbada dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sarkaal sare oo katirsan maamulka isku magacaabay Jubbaland ee uu madaxda ka yahay Axmed Madoobe ayaa isku dhiibay maamulka islaamiga degmada Jilib ee Jubbada dhexe.

Xasan Kheyre Xuseenoo tababarro kusoo qaatay dalka dibaddiisa ayaa muddo sanada ah la shaqeynayay maamulka dabadhilifka magaalada Kismaayo isagoo wata hubkiisa ayuu isku dhiibay Xarakada Al Shabaab wuxuuna ka sheekeeyay dhibaatooyinka ciidamada shisheeye ku hayaan shacabka Soomaaliyeed.

Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo uu siiyay warbaahinta ayuu baaq dhaxalgal ah ugu diray maamulkii uu katirsanaa iyo ciidamadii ay safka iskula jireen.

Halkan ka degso Wareysiga Xasan Kheyre ama hoos ka dhageyso



Related Items