Sawirro: Maamulka Puntland Oo Guulo Ka Sheegtay Dagaalkii Ka Dhacay Tuka Raq.

Tuesday May 15, 2018 - 18:57:48 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Maamulka Puntland Oo Guulo Ka Sheegtay Dagaalkii Ka Dhacay Tuka Raq.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus ayaa maanta siyaaba kala duwan uga ka dhacay deegaanno hoos yimaad magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus ayaa maanta siyaaba kala duwan uga ka dhacay deegaanno hoos yimaad magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
Dagaallada oo ahaa kuwa saacabado badan socday ayaa u dhaxeeyay maleeshiyaad kala taabacsan maamullada Somaliland iyo Puntland, ilo wareedyo ayaa sheegaya in tobaneeyo kamid ah dhinacyadii dagaallamay ay ku dhinteen dagaalladii maanta.

Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo ah wasiirka warfaafinta maamulka Puntland ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ciidamadoodu ay guulo ka gaareen dagaalkii maanta isagoo eedeyn kulul ujeediyay maamulka Somaliland.

"Ciidamda difaaca Puntlnad waxay la wargeen Degmada Tukaraq ee Sool, waxayna ku sii siiqyaan Magaalda Laascanood ”ayuu yiri Qarjab.


Wararka ayaa intaas ku daraya in maleeshiyaadka maamulka Cabdi Wali Gaas ay gacanta ku dhigeen illaa 6 baabuur oo kuwa dagaalka ah, gaadiidka laga qabsaday maamulka Somaliland waxaa kamid ah gaari Beebe ah.

Dhinacyada ayaa guulo ka sheeganaya dagaalkii Tuka Raq waxaana muuqata in colaadda udhaxaysa dhinacyada ay meel xun gaartay.




Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items

https://twitter.com/africa_waleed