Dowladda Sacuudiga iyo Waddamada Caalamka Islaamka Oo Ku Dhawaaqay in Berri la dhameystirayo 30-ka Shacbaan.

Tuesday May 15, 2018 - 20:26:30 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Sacuudiga iyo Waddamada Caalamka Islaamka Oo Ku Dhawaaqay in Berri la dhameystirayo 30-ka Shacbaan.

    Dhammaan dowladaha caalamka islaamka ayaa ku dhawaaqay in berri ay tahay sodonka Bisha Shacbaan kadib markii caawa la waayay Bisha Ramadaan oo lawada sugayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan dowladaha caalamka islaamka ayaa ku dhawaaqay in berri ay tahay sodonka Bisha Shacbaan kadib markii caawa la waayay Bisha Ramadaan oo lawada sugayay.


Dowladaha Sacuudi Carabiya, Maleysiya,Qadar , Kuweyt iyo Indonesia ayaa war soo saareen waxay ku sheegeen in maalinta Khamiista ay tahay Kowdha Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Malaayiin Muslimiin ah oo ku nool daafaha kala duwan ee caalamka ayaa isku diyaarinaya in ay gutaa Bisha Kheyrka badan ee Ramadaan Khamiista soo socota oo Taariikhda Miilaadigu ay ku beegantahay 17 May,2018

Related Items