Weerar Bambaano Oo Lagu Qaaday Hoyga Taliyaha Maleeshiyaadka Xasilinta Caasimadda Ee Muqdisho.

Wednesday May 16, 2018 - 21:11:33 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Bambaano Oo Lagu Qaaday Hoyga Taliyaha Maleeshiyaadka Xasilinta Caasimadda Ee Muqdisho.

    Weeraro aad u xooggan ayaa caawa ka dhacay degmooyin katirsan magaalada Muqdisho waxaana lasoo sheegayaa in weeraradaas ay khasaaro ka dhasheen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weeraro aad u xooggan ayaa caawa ka dhacay degmooyin katirsan magaalada Muqdisho waxaana lasoo sheegayaa in weeraradaas ay khasaaro ka dhasheen.

Caawa Fiidkii ayay xoogag hubeysan waxay Bambaanooyin ku weerareen guri uu degmada Howl-wadaag ka degganyahay taliyaha Maleeshiyaadka 'Xasilinta Caasimadda' horayna usoo noqday isla guddoomiyaha degmadaasi.

Goob Joogayaal ayaa sheegay in ay maqleen jugta laba qarax oo is xigxigay oo lala helay hooyga Max' med Abuukar Jacfar oo lagu tiriyo gacanta midig ee R/wasaare Xasan Cali Kheyre.

Warar hordhac ah waxay sheegayaan in ugu yaraan 2 Askari oo katirsan ciidamada Xasilinta ay dhaawacyo culus kasoo gaareen weerarada Bambaano ee caawa ka dhacay guriga Jacfar.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items