Sawirro: Hay'adda Al-ixsaan Oo Gargaar Ka Qeybisay Deegaanno Katirsan Sh/Hoose.

Thursday May 17, 2018 - 12:16:55 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Hay'adda Al-ixsaan Oo Gargaar Ka Qeybisay Deegaanno Katirsan Sh/Hoose.

    Hay'adda kheyriga ee Al-Ixsaan ayaa raashiin u qeybisay kudhwaad 100 qoys oo masaakiin ah, kuwaas oo ku nool degmada Kuunya-barrow ee gobolka Shabeellaha hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda kheyriga ee Al-Ixsaan ayaa raashiin u qeybisay kudhwaad 100 qoys oo masaakiin ah, kuwaas oo ku nool degmada Kuunya-barrow ee gobolka Shabeellaha hoose.


Raashiinka la qeybiyay oo ka koobnaa Bur, Bariis, Sokor, Saliid iyo Timir ayaa loogu talagalay in dadka masaakiinta ah ka dhigtaan Afurka bisha Ramadaan.

Qoysaska Raashiinka loo qeybiyay ayaa aad ugu faraxsanaa deeqdan kasoo gaartay Al-Ixsaan, waxaana ay Mujaahidiinta Alle uga baryeen inuu guuleeyo.



















Related Items

https://twitter.com/africa_waleed