Daawo:Khudbo Ku Saabsan ilaalinta Carrabka Oo Sheekh Xassaan Uu Ka Akhriyay Masjid Kuyaal Magaalada Nairobi.

Friday May 18, 2018 - 19:18:17 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Khudbo Ku Saabsan ilaalinta Carrabka Oo Sheekh Xassaan Uu Ka Akhriyay Masjid Kuyaal Magaalada Nairobi.

    Sheekh Xassaan Xuseen Aadam oo kamid ah Culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa khudbadii maanta ee masjid kuyaa; Nairobi wuxuu kusoo qaatay mowduuc xasaasi ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Xassaan Xuseen Aadam oo kamid ah Culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa khudbadii maanta ee masjid kuyaa; Nairobi wuxuu kusoo qaatay mowduuc xasaasi ah.

Khudbada ayuu  sheekhu uga hadlay ilaalinta Carrabka wuxuu ku dheeraaday wanaagga aamusnaanta iyo dunuubta ka dhalanaysa hadal badninada.

Hoos Ka Daawo Khudbaddii Sheekh Xasaan uu ka akhriyay Masjid kuyaal xaafadda Islii



Related Items