Dad Ka Badan 100 qof Oo Ku Dhintay Diyaarad Ku Burburtay Wadanka Cuba.

Saturday May 19, 2018 - 11:41:13 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad Ka Badan 100 qof Oo Ku Dhintay Diyaarad Ku Burburtay Wadanka Cuba.

    Ugu yaraan 100 qof ayaa dhimatay kadib markii diyaarad Rakaab ay ku dhacay wadanka Kuubo ee qaaradda America.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 100 qof ayaa dhimatay kadib markii diyaarad Rakaab ay ku dhacay wadanka Kuubo ee qaaradda America.

Wararka ka imaanaya wadanka Kuuba ayaa sheegaya in ay burburtay diyaarad nuuceedu yahay Boeing 737-201 oo ay laheyd shirkadda duulimaadyada Cuba balse lagasoo kireeyay dhanka wadanka Mexico.

Madaxweynaha Kuuba oo gaaray goobta diyaaraddu ku burburtay ayaa warbaahinta usheegay in sedax qof ka badbaadeen shilka balse xaaladooda caafimaad aad u liidato.

Diyaaradda ayaa burburtay wax yar kadib markii ay ka duushay garoonka diyaaradaha caalamiga Havana waxayna kusii jeeday magaalo dhacda Bariga wadankaasi.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items