Qofkii Qarniga Iyo Gabayga Kuma Illaawayso

Tuesday September 09, 2014 - 11:45:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3388
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 45
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qofkii Qarniga Iyo Gabayga Kuma Illaawayso

    Allaha U Naxariis Axmed Cabdi Godane …Hoggaamiyi Dhaqdhaqaaqa Kooxda Islaamiyiinta ah ee Al-shabaab..Waxa uu huwanaa Danta Umadda oo ah diintooda iyo Dalkooda , Hammigiisuna waxa uu ahaa hirgalinta Sharciga Alle , Dawlad u yeelka dhulka Soomaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idiris Axmed Dooxajoog Waa Qoraa Soomaaliyeed
Allaha U Naxariis Axmed Cabdi Godane …Hoggaamiyi Dhaqdhaqaaqa Kooxda Islaamiyiinta ah ee Al-shabaab..Waxa uu huwanaa Danta Umadda oo ah diintooda iyo Dalkooda , Hammigiisuna waxa uu ahaa hirgalinta Sharciga Alle , Dawlad u yeelka dhulka Soomaalida , Midnimaddaa ummadda Soomaaliyeed ,iyo ka ciribtirka Caadooyinka xun ee ragaadiyeey Soomaalida .


Karti iyo Awood Hoggaamineed , ayuu lahaa Axmed Godane ,Waa Qofka Qarnigan iyo Qowmiyadda Soomaalida .


Waa Hubaal Baddanka Soomaalidu waa ka soo horjeedeen waxaynna u arkeen si ka duwan sidaan u arko , sabab ayaa jirta ay Soomaalidu ugu arkaan mid qaldanaa Axmed Godane …Sababta teeda sarre ee Bulshadda sidaas faraysaa waa dhaqanka ay horjoogaan Oday dhaqameedku oo ah mid diin Alle iyo Dawladnimo mabda kale ku dhisanba ka soo horjeeda.



Siday Illa tahay Axmed Cabdi Godane waxaa xusaysa Taariikhda ,waxayna ku xardhaysaa magaciisa Milgo iyo Halgamaa Ummaddeed sida ay Taariikhdu u maamuustay Sayid Muxammed Cabdulle Xassan .


Iskuuladda ayaa lagu dhiganayaa . sida Sayidka ..Caruuruhuna kolka loo mariyo Taariikhdiisa waxay jeclaanayaan Sida Axmed Godane in ay noqdaan… ..Waa Haddaan Soomaalida Soo aaddani Gaallo noqon badankoodu oo dalka Soomaaliya dalalka Kirishtaanka ee dunnida aannu ka mid noqon ama aan dal Soomaaliya la dhaho meesha ka bixin oo SHEEKADDI DHEERAYD waxay ugu yeeraan ee ah riyadda Xabashiddu aysan Rummoobin .


Waxay dhigiisa Taariikhdu illaawaysaa hadday Xasuusatona ku xusaysaa xummayaal Hoggaamiye kasta oo dalka Soomaaliya jooga mid dawlad dhexe hoggaamiya iyo kuwo Maamullo Koox odayeed …Siday Taariikhdu u awday oo Suldaan Maxamuud Cali Shire , Inna Igare , Boqor Cismaan …Miyaa Raggaan Caruurta Soomaaliyeed iskuuladda lagu baraa …Saw odaygi Inna Cabdulle Xassan ee ay dirirta ugu soo bexeen kan Taallooyinka leh iyagi maxaa ku dhacay .


Addigu umma diidi karto Axmed Godane Maamuuska kaba soo qaado in aad in badan noolaato oo aad aragto Dad Soomaaliyeed oo goortaas Milgaynaaya Magaca Axmed Godane.. Waadba jigraartay dadkaas oo tiri Nin Xun buu ahaa … Sheeko taadaas la mid ah aan kaaga dhaco .


Goob lagu hadal hayo Inna Cabdulle Xassan oo lagu amaanaayo ayaa mid ka dhex istaagay oo eed iyo anjaafayn dusha uga tuuray Sayidka …Waxa uu raaciyeey in uu Awoowihiis dilay , Mid ka difaacaaya Sayika ayaa yiri ..Awoowahaa Muxuu ku dilay Sayidku Ma Gaaladdi ingiriiska ahayd ayuu la socday …Wax dambe sheegi waa ninki Sayidka ka soo horjeeday .


Addigan Soomaaliyeed ee haatan nool ee leh Godane Galbay oo waa ii guul …Waxaad isku aragti tihiin Odaygi Gabyaaga ahaa ee Reer miyiga ahaa ee Amaan Faarax oo waagi Daraawiishi Jabtay Ku gabyay Gabayga ay Meerisyaddanu ka midka yihiin.


Bagay Boga’e Maanta Ka dhimay Maxamed Beentiiyo.
Ka Biskoonay Baladdii Taleex iyo Basaastiiye .


Malaha Amaan Faarax Allaha U Naxariistee waa noolaa Kolki Dal Soomaaliya la dhaho dunnida ku soo biiray ee Gabyaa Axmed Ismaaciil Diiriye (Qaasim) Allaha U naxariisto Mariyeey Gabayga ay Meerisyaddanu ka midka yihiin


Allow yaa Darwiishkii farriin debecsan gaadhsiiya
Allow yaa dadkaagii yidhaa dawladnimo qaaday
Allow yaa dabbaaldegiyo farax kala dul eedaama
Fardaha yaa dirkii dhooddi meer doona faracdiisa
Allow yaa darmaan farataqaan duqa u kooreeya
Allow yaa duleeddada Taleex uga dammaashaada
Dhaaxuu ku daakiray xaqoo naga dahsoonaaye.


Maamuusku waxa uu u janjeeraa qofka sammaha Bulshadda xambaarsan …Huwanaanta Danta Bulshaddu waxay qofka ka dhigtaa Halyeey …Siyaasad ka weecashadda iyo qalladaadka qofkaasu waa gudda galidda nidaam leh laba dhinac oo ah wanaag iyo xumo ..isbarbardhig aan lahayn rabitaan u xaglin ayaana lagu sameeyaa kolka la raadraacaayo oo la taariikhaynaayo …Indho eexda ka awdan ayaana la dul istaaga Qalinka …Qormaynta Taariikhdaasuna waa hanti ummaddeed oo marna meesha kama maqnaan karto .


Annigu Godane waxaan u arkaa qof qaali ah oo Soomaalida ka baxay Inno isku aaddintaydan Maanso ayaan Gabaygaan U yeelay Axmed Godane .


Gabay Kuma Illaawayso

Ilmadaydan Uugaamaddiyo Uur ka ollolkayga .
Anfariirka iyo Aaamuskiyo Ummalka Laabtayda.
Aday kuu ahaatay Amiir Eebbe Naxariisti .


Oofsiga Illaaheen Annoon Amarka diidaynin .
Oo Garan ifkeedaan innaan Ruuxna Ku abaadin .
Ase Geeridaadaan Sidii Aabbe Ugu ooyayey .


Axmedoow Adduunyaddu Amiir kuma illaawayso .
Addaa Aragti dheeroow Askumay Urur Islaameedka.
Odayaysi Aadow La’aan dhidibadoow aassay .
Askaradda Ulluufta ah adaa Ehel walaaleeyey .
Al-shabaabta Gaaladda Ajala Meel isugu aadshay .
Aaddaa agabka iyo aarmigiyo xarummo odeeyey .


Addaa Oogay Diintii Illaah Amaraddii Eebbe
Adday Eegmadaadii ahayd Ummad Ahaynteeda .
Addigaa asuulkiyo u baxay Alaska Gaarsiinta .


Waddaada Ragii Iibsan jirray Baqe abaraarkoodi
Ashaad la dirirkii Eryoo Xamar Islaax yeelay .
Amni dariyo Aanaysi yiri Dhaqan Ibliis weeye.


Addigaa Islaamiyo u turay kaan addimo haysan .
Addigoow Asxaan falay ummulo iyo agoontooda .
Aaddaa aagagaagii ka dhigay Meel cadligu oogmay.


Iftiinkaas innoo baxay Markay aragtay uufeentu .
Ingiriis Israa’iisha iyo Orobaddaan oo dhan
Amriikiyo Indoo jayna iyo Awde Iddilkiisa
Naasaariddi Na soo aadday Gaallo Amisoomta .
Ee Nebec qofkii aamminee Aayaddaha Qaata .
Asxaabihii sidoodii Jihaad lagu ekaysiiyo .
Addaa yiri Abbaaroo Urtadda wadda unuun gooya .
Amxaaradda afgooyiyo ka raray Ruggo Abuureedka.


Ubadyadda kuwaa naga dilliyo odaya Layntoodi.
Aarsiga u aadkiiniyo ohay ka yeersiinta.
Aqalkii Allaabaddu dhigayn Amag ka siintiisi .
Abshiraysigeeniyo Iyanna uubaytiyo Ciilka.
Addigaa agaasimay Amiir Dirirtan adkaanteeda.


Haddood aaday iillkiyo halkuu uunku imanaayo.
Soomaali awdane Inyare Hayska Allalaaso .
Argagixiye weeyiyo ha dhaho Abasax kii yeelay .


Ayaamaha dambay Kuu ahaan Aabbi Iyo AARE .
Mar uunbay ogaan innaad ahayd ollogo dheeraad le.
Adduunbay iskuuladda Ku gayn jiilka iman dooni .
Adduunbay ardayduna Akhriyo Innaha aad yeeshay .
Adduunbaa Amaaniyo lahaan Hebel Iltood weeye .


Si u arag kala duwanaanshuhu ma ahan Colnimo !

Idiris Axmed Dooxajoog

Lingaxaan ka dhagayso https://www.youtube.com/watch?v=VCezPFnXMas&feature=youtu.be

[email protected]Facebook:Halkaan Riix Bog qoraalleed :Idirism

Related Items