Sawirro+Codad:Fadlan Caawi Walaalahaaga Ku Saamoobay Fatahaadda Wabiga Jubba Oo Xayawaanka kula Nool Geedaha Dushooda.

Monday May 21, 2018 - 16:41:25 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Sawirro+Codad:Fadlan Caawi Walaalahaaga Ku Saamoobay Fatahaadda Wabiga Jubba Oo Xayawaanka kula Nool Geedaha Dushooda.

    Kumanaan qoys ayaa ku saamoobay Fatahaad uu Wabiga Jubba ka sameeyay gobollada Jubbada dhexe iyo Jubbada Hoose, biyaha wabiga ayaa xaaqay tobanaan tuulo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumanaan qoys ayaa ku saamoobay Fatahaad uu Wabiga Jubba ka sameeyay gobollada Jubbada dhexe iyo Jubbada Hoose, biyaha wabiga ayaa xaaqay tobanaan tuulo.


Xaalad aad u adag ayay wajahayaan dadka beeraleyda ah oo ku hanti beelay fatahaadda uu sameeyay wabiga Jubba waxaana usii dheer biya roobab Mahiigaan ah oo Jubbooyinka ka da'ay.

Sheekh Cabdullaahi Raabi iyo Sheekh Cumar Xayakkallaah ayaa iska ooyay markii ay arkeen dadkii Wabiga Jubba ku fatahay oo sidii shimbiraha oo kale Geedaha fuulay hoyna ka dhigtay dhibaata darrana ay heysato.

Fadlan caawi walaalahaaga kala xiriiri guddiga Gurmadka Fatahaadda +252615447733

ama sidaan uwac hadaad gudaha dalka joogtid 0615447733

Halkan ka degso warbixin murugo leh ama Hoos ka dhageyso













Related Items