Sawirro+Warbixin: Mara Kaneeco iyo Raashin Hor leh Oo Lagaarsiiyay Dadka Uu Ku Fatahay Wabiga Jubba.

Wednesday May 23, 2018 - 08:26:11 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Warbixin: Mara Kaneeco iyo Raashin Hor leh Oo Lagaarsiiyay Dadka Uu Ku Fatahay Wabiga Jubba.

    Gurmad hordhac ah ayaa wali kusii qulqulaya deegaannada ku teedsan Wabiga Jubba oo ay ka jiraan xaalado aad u adag.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gurmad hordhac ah ayaa wali kusii qulqulaya deegaannada ku teedsan Wabiga Jubba oo ay ka jiraan xaalado aad u adag.

Boqolaal qoys oo ku dhibaatoobay fatahaadda Wabiga Jubba ayaa helay gargaar isugu raashin iyo bacaha looga gabbaadsado Roobka iyo sidoo kale Mara kaneeco, mas'uuliyiin ka socda wilaayada islaamiga Jubbooyinka ayaa gargaarka doomo ku geeyay tuulooyinka ay biyuhu maasheeyeen.

Waxaa adag sida mucaawinada lagu gaarsiiyo meelaha wabigu ku fataha sababa laxiriira biyaha oo ku qulqulaya dhul tobanaan Kiiloow Mitir ah waxayna tulooyinka dadku ku go'doonsanyihiin lagu tagi karaa oo kaliya doomo aan tan badan qaadi karin.


Halkan ka degso Wariye Warbixin kasoo diray goonta gurmadka laga qeybiyay ama Hoos ka dhageyso




























Related Items