Ciidamada Dowladda Federaalka Oo Dad Ku Dilay Suuqa Bakaaraha.

Wednesday May 23, 2018 - 16:31:48 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Dowladda Federaalka Oo Dad Ku Dilay Suuqa Bakaaraha.

    Maleeshiyaad katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dad ku dilay suuqa Bakaaraha oo ah suuqa ugu weyn dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sawir hore suuqa Bakaaraha Muqdisho
Maleeshiyaad katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dad ku dilay suuqa Bakaaraha oo ah suuqa ugu weyn dalka Soomaaliya.

Goob Joogayaal ayaa sheegay in rasaas xooggan laga maqlay gudaha Suuqa, Meydadka laba ruux oo ay hareer yaalleen laba bastooladood ayaa lagu arkay goobta toogashadu ka dhacday.

illaa iyo hadda lama garan heybta ragga lagu dilay Suuqa Bakaaraha, ciidamo katirsan kuwa loogu yeero 'Nabad Sugidda' ayaa soo gaaray goobta iyagoo hakad geliyay dhaq dhaqaaqa ganacsiga qeybo katirsan suuqa.

Maalmihii lasoo dhaafay dilal qorsheysan ayaa si xowlli ah uga dhacayay xaafado katirsan degmooyinka gobolka Banaadir.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items