Xasan Cali Kheyre Oo Magacaabay Wasiirro iyo Wasiirro Ku Xigeenno Cusub.

Thursday May 24, 2018 - 12:32:13 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Cali Kheyre Oo Magacaabay Wasiirro iyo Wasiirro Ku Xigeenno Cusub.

    R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay tiro wasiirro iyo wasiirro ku xigeenna ah oo xukuumaddiisa ka maqnaa bilihii lasoo dhaafay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay tiro wasiirro iyo wasiirro ku xigeenna ah oo xukuumaddiisa ka maqnaa bilihii lasoo dhaafay.



Wasiirrada badankood waa kuwa xilal kasoo qabtay xukuumadihii soo maray dowladda Federaalka waxaana kujira siyaasi katirsan Xisbiga Aala Sheekh ee Shariif Sheekh Axmed madaxda ka yahay.

Jagooyinka labuuxiyay qaarkood waxaa ka dhintay wasiirro kuwa kalane waa iska casileen, Xasan Cali Kheyre ayaa banaanaashiyaha jagooyinkan wuxuu bilihii lasoo dhaafay mucaaradad kala kulmayay siyaasiyiinta kasoo horjeedo qaabka uu shaqada uwado.

 Xilalka Wasiirada



1- Xasan Macalin Xuseen Wasiirka Ow-qaafta Arrimaha Diinta

2- Xasan Cali Maxamed Wasiirka Gaashanadhigga

3- Daahir Maxamuud Geelle Wasiirka Warfaafinta

4- C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) Wasiirka Tamarta iyo Biyaha

5- Xamza Saciid Xamza Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka

6- C/fataax Maxamed Ibraahim Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta

 Wasiiru dowlayaasha

1- Daahir Cabdi C/llaahi Wasiiru dowlaha Ganacsiga iyo Warshadaha

2- Maxamuud Maxamed Buunow Wasiiru dowlaha Amniga

 Wasiir kuxigeenada

1- Isxaaq Maxamed Maxamuud Wasiir kuxigeenka arrimaha Gudaha

2- Aadam Isaaq Cali wasiir kuxigeenka Warfaafinta

3- C/raxmaan Iidaan Yoonis Wasiir kuxigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta

4- Maxamed Saciid C/llaahi Wasiir kuxigeenka Caafimaadka

5- C/rashiid Maxamuud Xasan Wasiir kuxigeenka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka

Related Items