Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Oo Kasoo Horjeestay Xilka Qaadistii Uu Farmaajo Ku Sameeyay.

Monday May 28, 2018 - 11:51:53 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Oo Kasoo Horjeestay Xilka Qaadistii Uu Farmaajo Ku Sameeyay.

    Ibraahim Iidle Suleymaan oo ah guddoomiyihii hore maxkamadda sare ee dowladda Federaalka oo Farmaajo uu shalay xilka qaadis ku sameeyay ayaa kasoo horjeestay shaqada laga eryay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ibraahim Iidle Suleymaan oo ah guddoomiyihii hore maxkamadda sare ee dowladda Federaalka oo Farmaajo uu shalay xilka qaadis ku sameeyay ayaa kasoo horjeestay shaqada laga eryay.

isagoo wareysi siinayay warbaahinta Afka Soomaaliga ku hadasho ayuu sharci darro ku tilmaamay xika qaadista lagu sameeyay wuxuuna Farmaajo ku eedeeyay in uu siyaasadeeyay arrimaha garsoorka.


Dhinaca kale xildhibaanno katirsan Baarlamaanka DF-ka ayaa kasoo horjeestay xilka qaadista lagu sameeyay guddoomiyihii Maxkamadda sare ah waxayna ku tilmaameen in madaxtooyadu ay adeegsaneyso awood dheeri ah.



Shalay ayuu Farmaajo Baashe Yuusuf Axmed oo horay uga tirsanaa Xisbiga Wadani ee maamulka 'Somaliland' u magacaabay in uu noqday guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items