Sawirro: Gurmad la gaarsiiyay Boqolaal Qoys Oo Ku Saamoobay Fatahaadda Wabiga Jubba Ee Duleedka Kismaayo.

Tuesday May 29, 2018 - 11:41:43 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Gurmad la gaarsiiyay Boqolaal Qoys Oo Ku Saamoobay Fatahaadda Wabiga Jubba Ee Duleedka Kismaayo.

    Hay'adda Al-ixsaan ee kheyriga ah iyo gudida gurmadka fataahadda wilaayada Jubbooyinka ayaa si wada jir ah gurmad u gaarsiiyayinka badan 300 oo qoys kuwaas oo ku saamoobay fatahaadda wabiga jubba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Al-ixsaan ee kheyriga ah iyo gudida gurmadka fataahadda wilaayada Jubbooyinka ayaa si wada jir ah gurmad u gaarsiiyayinka badan 300 oo qoys kuwaas oo ku saamoobay fatahaadda wabiga jubba.


Tuulooyinka sida ba’an fatahaadu u saamaysay ee gurmadka la gaarsiiyay waxa ka mid ah Sanguuni, Araare, Sangaleyr, Jiibay, Baarka iyo Towfiiq, raashinka dadka loo qaybiyayna waxaa ka mid ahaa: Bariis, sonkor, saliid iyomaro kaneeco.

Sidoo kale waxa jiray dad boqolaal qof kor u dhaafayooloo sameeyay baaritaan caafimaad, daawooyin bilaash ahna la siiyay.

Si kastaba ha ahaatee hay’adda Al-ixsaan oo ah hay’adda kaliya ee wilaayaadka Islaamiga ah ka shaqaysa iyo guddiga gurmadka oo is kaashanaya ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay gaaraan tuulooyin kale oo si aad ah gurmad ugu baahanaa.



Daawo sawiradda:






















Related Items