Video: Sheekh Xasaan Oo Muslimiinta Ku Baraarujiyay Fadliga Sadaqada inta lagu Jiro Bisha Ramadaan.

Wednesday May 30, 2018 - 12:55:01 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video: Sheekh Xasaan Oo Muslimiinta Ku Baraarujiyay Fadliga Sadaqada inta lagu Jiro Bisha Ramadaan.

    Sheekh Xasaan Xuseen Aadam oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa jeediyay kalimad muhiim ah oo muslimiinta ku baraarujinaysa fadliga sadaqada iyo wax labixidda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Xasaan Xuseen Aadam oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa jeediyay kalimad muhiim ah oo muslimiinta ku baraarujinaysa fadliga sadaqada iyo wax labixidda.

Madaama lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan ayuu sheekhu Shacabka Soomaaliyeed ku booriyay in ay wax sadaqeystaan oo ay gacan qabtaan masaakiinta iyo fuqarada.

Hoos Ka Daawo Kalimadda Sheekh Xasaan

Related Items