Dhageyso:Sh/Kaba-Ku Dukade Oo Gabay Ku Cabiray Istish-haadka Sh/Abu Zubeyr,Digniin Culusna Diray.

Wednesday September 10, 2014 - 19:59:18 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 35
  • 1 3
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sh/Kaba-Ku Dukade Oo Gabay Ku Cabiray Istish-haadka Sh/Abu Zubeyr,Digniin Culusna Diray.

    Sh/Yuusuf Sh/Ciise Koba-ku dukade waaliga gobolka Sh/dhexe oo wareysiya gaar ah siiyay war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa ka waramay Istish-haadka amiirkii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sh/Abu Zubeyr oo ahaa caalim da'yar oo bacdal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sh/Yuusuf Sh/Ciise Koba-ku dukade waaliga gobolka Sh/dhexe oo wareysiya gaar ah siiyay war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa ka waramay Istish-haadka amiirkii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sh/Abu Zubeyr oo ahaa caalim da'yar oo bacdallaah suura galiyay in shareecada islaamka lagu dhaqo in ka badan toban gobol oo dalka Soomaaliya ah.

Sh/Yuusuf ayaa sheegay in amiirku uu ku baxay dariiqii uu raadinayay isagoo ugu duceeyay inuu Allaah shahaadadiisa ka aqbalo, wuxuuna sheegay in firaaqa Sheekha aaney ka dhigneyn in jihaadku uu daciifayo ama uu hakan dono.

Wuxuu xusay in dadka maanta ka jihaada Soomaaliya ay yihiin Abu Zubeyro si wanaagsan u diyaarsan, una taagan iney guul iyo nasri helaan ama ay dariiqa amiirkooda ku shahiidaan.



Fariin culus ayuu u diray Mmareykanka oo ka dambeeay beegsiga Sheekha, digniin kadibna wuxuu u sheegay in jihaadku uu kusii laba kacleyn doono dhiigga daahirka ah ee shuhadada Sh/Yuusuf oo ah nin Abwaan ah oo wax curiya ayaa tix gabay ah ku cabiray Istish-haadka Sh/Abuu Zubeyr.

Halkan Ka Dhageyso Sh Yuusuf Kaba Ku Dukade MP3


Related Items