Sawirro: Hay'adda Al-ixsaan Oo Ugurmatay Dadka Deegaanka Sanguuni.

Friday June 01, 2018 - 17:58:02 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Hay'adda Al-ixsaan Oo Ugurmatay Dadka Deegaanka Sanguuni.

    Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka iyo hay'adda Kheyriga Al ixsaan ayaa wali sii wada ugurmashada dadka uu dhibaateeyay Fatahaadda wabiga Jubba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka iyo hay'adda Kheyriga Al ixsaan ayaa wali sii wada ugurmashada dadka uu dhibaateeyay Fatahaadda wabiga Jubba.
 
Boqolaal qoys oo kunool wabiga Jiinkiisa iyo tuulada Sanguuni ayaa la gaarsiiyay gurmad isugu jiray raashin iyo daawo.

dhaqaatiir ka socotay hay'adda Al ixsaan ayaa baaritaanno lacag la'aan ah ufidinayay dadka barakacayaasha ah, fatahaadda wabiga waxaa ka dhashay cudurro ay kamid yihiin kaneeco iyo shuban.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Gurmadka loo fidiyay dadka kunool deegaanka Sanguuni

















Related Items