Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyo Ciidan oo kuyaal Deegaannada Siinka dheer iyo Ceelasha Biyaha.

Monday June 11, 2018 - 12:06:14 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyo Ciidan oo kuyaal Deegaannada Siinka dheer iyo Ceelasha Biyaha.

    Iska hor'imaadyo xooggan ayaa markale dib uga qarxay deegaanno dhaca duleedyada magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iska hor'imaadyo xooggan ayaa markale dib uga qarxay deegaanno dhaca duleedyada magaalada Muqdisho.

Xalay fiidkii ayay xoogaga Al Shabaab weeraro xooggan ku qaadeen saldhig ay maleeshiyaadka dowladda Federaalka ka sameysteen deegaanka Siinka dheer oo dhanka galbeed uga beegan magaalada Muqdisho.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen jugta gantaallada garbaha laga rido iyo rasaas xooggan oo lays dhaafsanayay.

Dhinaca kale saldhigga ciidamada AMISOM ee deegaanka Arbacoow ayaa weerar xooggan kala kulmay xoogaga Al Shabaab, dagaallada oo ahaa kuwa isku xiran ayaa saameyn ku yeeshay deegaan weynaha Ceelasha Biyaha.

Related Items